Jaamacadda Benaadir oo Deeq waxbarasho u fidisay Macalimiinta dugsiyada dalka qaarkood (Sawirro)

Jaamacadda Benaadir ayaa deeq Waxbarasho u fidisay illaa boqol Macalin oo ka tirsan macalimiinta wax ka dhiga dugsiyada aasaasiga ah ee ku yaalla Magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda. Munaasabadan lagu daah-furayey deeqdan Waxbarasho ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho taasoo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Waxbarashada Xukuumada Somalia, Xildhibaano, Maamulka Jaamacada Benaadir, Wakiilo … Continue reading Jaamacadda Benaadir oo Deeq waxbarasho u fidisay Macalimiinta dugsiyada dalka qaarkood (Sawirro)